Posts

Showing posts from October, 2024

𐒖𐒐𐒁𐒖𐒖𐒁𐒏𐒘𐒘 𐒄𐒖𐒑𐒖𐒇𐒓𐒗𐒕𐒒𐒗

Image
 𐒖𐒐𐒁𐒖𐒖𐒁𐒏𐒘𐒘 𐒄𐒖𐒑𐒖𐒇𐒓𐒗𐒕𐒒𐒗 Faadumo stood at the threshold of a world she had never known, her heart fluttering with an emotion she couldn’t quite name. The ancient streets of Xamarweyne stretched before her, narrow like the veins of an old soul. The buildings, worn by time, were rich with stories. The air hummed with whispers of history, and for a moment, she felt as though she were part of it, woven into a tale that had begun long before her arrival. She had come from a distant region, far from Xamar and its storied walls. Her family had no ties to this place, no roots in the soil of this city. Yet, as she stood before the old house with its weathered door, something stirred inside her. It was a strange feeling, a pull toward something—or someone—who had once lived behind that door. The faded wood seemed to pulse with life, as if it were breathing, as if it held memories she could not access but could somehow feel. Faadumo was a storyteller, a scriptwriter, and she h...

The Best Quality of Me

Image
Today, I gathered the courage to ask the people closest to me what one quality I have that they wish they had. Here are their answers: “Your ability to write.” This came from my younger sister. She loves writing and looks up to me as her role model, although I don’t think I’m that good. The first answer I received was about my writing abilities. This made me feel both happy and sad. People often tell me they love how I write and tell stories, so I started to wonder if the people closest to me don’t truly know who I am, and that’s why they like the fictional version of me. “You have a lot of qualities I adore, girl. I don’t even know which one to choose for today, but I’ll go with how you know what you want and go after it. You have this free, independent spirit, doing things your own way, and I love that about you.” This response came from my best friend, Sagal. She is one of the closest people in my life. I knew she’d answer like this because she always tells me how much she loves my ...

Cawa

Image
Cawa waynu is hor fadhinnaa, waxa aan ka wada sheekaysanaynaa tagto iyo timaaddo, waayo iyo habeenno xun oo aan seexannay illinta oo indhaheenna qulqulaysa. Sidoo kale waxa aan haysannaa labo koob oo qaxwe ah, kuna filan in aan si qoto dheer u xasuusanno maalmo qurux badan oo aan wax badan wada qosolnay, heer illinta farxaddu dhabannadeenna dareerto.  Caawa waynu is hor fadhinnaa, annaga oo wajiyadeennu u egyihiin kuwa is yaqaanna, xasuuso qurux badan ka dhaxeeyaan haddana gidaar wayni uu dhexdooda yaallo miyay maalmihii qurxoonaa sababi karaan in isu dhawaansho lama filaan ahi dhexdeenna yimaado?  Cawa waynu is hor fadhinnaa waxa aan si ula kac ah usoo marsaday lipstick tii guduudnayd ee marwalba oo aan marsado aad u hollan jirtay dhunkasho. Adiguna waxa aad si ku talo gal ah usoo xiratay, shaarkii buluuga khafiifka ahaa ee marwalba oo aad gashatid aad ammaantayda ka heli jirtay. Jawigu waa mid xasilloon, hawadu waa mid khafiif ah, dabayl dabacsan ayaa maqaarkeenna xan xantay...

Ha Caayin Ilmahaaga

Image
Marka aad akhrisay ciwaanka waxa ay ila tahay in aad layaabtay oo aad is leedahay sidee ayuu qof ilmihiisa u caayi karaa. Kulligeen waxa aan leennahay nabarro na gu dhacay yaraanteenii, si kasta oo aan isugu dayno inn aan iska dhaynana ma fududa. Waxaa jirtay gabar saaxiibtay ah oo aan xiran kabo furan, badanaa waxa ay qabi jirtay kabo buud ah, mana fududayn in aad aragtid cagaheeda. Dhaw jeer oo aan u dhabbo galay sababta ay sidaas u samayso jawaab i qancisa waan ka waayay.  Waxa aan isku dayay in aan lugaheeda u fiirsado si'aan u ogaado waxa ka khaldan faduul ba ha igu ahaatee. Maalin ayaa waxa aan isu raacnay badda, oo ay aad u jeclayd tagiddeeda. Biyihii ayaan inta kabaha iska baxshay dhex cararay. Gadaal ayaan usoo eegay mise waxa ay taagan tahay xeelliga oo ay neef qaadanaysaa. Waan ku soo laabtay aniga oo isku dayaya in aan ku khasbo in ay biyaha qabowgooda cagaheeda ku dareento. Isku day badan kadib kabihii waa ay iska bixisay oo badda ayaan annaga oo aan ku fogaanayn ku sh...