Posts

Showing posts from September, 2024

HEERARKA HAASAAWAHA

Image
 Heerarka Haasaawaha; 1. Talking Stage: Waa marxaladda u horaysa ee isbarashada labada qof. Waxa ay iska baran karaan, baraha bulshada ama nolosha caadiga ah, marka ay lambarada kala qaataan ayuu bilaabanayaa talking stage ku. Muddo gooni ah malaha balse celcelis ahaan labada qof waxa ay marxaladaas wada hadalka ku jiri karaan bil ama labo bilood.  Hadba heerka danaynta labada qof ayay ku xiran tahay mudadada wada hadalku. Inta maraxaladaan la gu jiro, labada qof xiriir kama dhaxeeyo qofnana kuma khasbana in uu qofkaan daacad u ahaado.  2. Dating: Shukaansi ayaa loogu yeeri karaa marxaladaan waa marka labadii qof ee wada hadalku u socday ay go’aan ku gaaraan in ay ballamo isu raacaan, waqti wada qaataan oo ay si dhow isu bartaan. Inta marxaladaan la gu Jiro sidoo kale qofka waxaa u furan in uu dad kale shukaansado, oo uu cidda uu doono barto. Marka aad qofka baratid ayaad go’aansanaysaa in aad xiriir rasmi la yeelato, ama in aad ka tagto. Tan macnaheedu maaha in qofkaan x...